Sales Message Goes Here


Xisaabeyn Dhexe

$5.00

Buugan waa Buug Xisaabayn oo bilow ah, kaas oo kaa caawin karaya sida aad Ganacsigaaga ugu samaysan lahayd xisaabayn ku haboon. Buugan waxaad kubaran kartaa Casharada Hoos ku qoran: 1. Diiwaan Hayn 2. Xisaab Xidhka 3. Diiwaan Hayn Xisaab-Gudbis laban. 4. Diiwaanada. 5. Qaybinta Koobaha. 6. Qoondayn Dheef. 7. Xisaab Xidhka. 8. Hindisaha iyo Ganacsiga. 9. Hubid Xidhka Gedis Marin. 10.Xisaabaynta Qiyaas Tirooyin.

Add to Cart:

  • 10 Units in Stock


Current Reviews: 1

This product was added to our catalog on Monday 30 November, 2009.

Your IP Address is: 38.107.191.96
Copyright © 2010 FRIDAY MARKET. Powered by Zen Cart
Zen Cart